Nin ka shaqeenayay Xafiiska Abiy Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Amxaarada

Ismaamulka Amxaarada dalka Itoobiya ayaa doortay Madaxweyne cusub ,kadib markii dhawaan weerar qorsheesan lagu dilay Madaxweynihii hore ee maamulkaasi Ambachew Mekonnen. Xubnaha Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) oo mudo sadex maalin ah shir ku lahaa magaalada Bahar Dar ee caasimada maamulka Amxaarada ayaa Madaxweyne u doortay siyaasiga  Temesgen Tiruneh. Ninkan loo doortay Madaxweynaha cusub ee ismaamulka Amxaarada … Continue reading Nin ka shaqeenayay Xafiiska Abiy Axmed oo loo doortay Madaxweynaha Amxaarada